SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Jawaari oo baaq u diray Musharaxiinta xilka Madaxweynaha

 

Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu baaqay Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya in ay ilaaliyaann Jadwalka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale sheegay Jawaari in ay muhiim tahay in Musharaxiinta ay Aqriyaan xeer hoosaadkii loo qeybiyay oo ay ku qoran yihiin Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya.

Jawaari ayaa sidoo kale Guddiga Doorashada Madaxweynaha ugu baaqay in ay u shaqeeyaan si hufan ,islamarkaana ay ilaaliyaan Jadwalka Doorashada.

Maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay ka bilaabato diwaan gelinta Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®