SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kooxo Hubeysan oo Nabadoon ku weeraray Boosaaso

 

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay dhaawaceen Nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo ka mid ah Waxgaradka Puntland ugu Caansan.

Labo dhalinyaro ah ayaa la sheegay in ay Nabadoonka ay ku weerareen Xabado ka dibna ay Carareen.

Weerarka ayaa ka dhacay Agagaarka Hotelka Yasmiin ee Magaalada Boosaaso.

Dhaawaca Nabadoonka ayaa lagu dabiibaya Isbitaalka Weyn ee Magaalada Boosaaso.

Kooxihii Weeraray Nabadoonka ayaa baxsaday sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®