SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dhismo ku yaal Isgoyska Dabka oo gubanaya ka dib markii la sheegay in wax ka soo faniiney qarxii uu sababey

Wararka inaga soo gaaraya Isgoyska Dabka ayaa sheegaya Dabaq weyn oo ah goob ganacsi inuu halkaasi ku gubanaayo.

Lama oga rasmi ahaan dabkaan wuxuu ka dhashay, balse dadka waxa ay sheegayaan markii uu qaraxa dhacay waxyaabo qarxo inay ku soo dhaceen dabaqa dushiisa, taasi oo dabka uu ka dhashay.

Warar kale ayaa sheegaya dabka inuu ka dhashay Koronto soo go’day markii uu qaraxa dhacay, waxaana xaga sare ee dabaqa ka baxaya Uuro iyo qiiq fara badan.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®