SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Galmudug oo Maxkamadeynaysa Muwaadiniin u dashay Yemen

 


Gudoomiyaha maxkamadda Sare ee maamulka Galmudug Yaxye Sheekh Cali ayaa sheegay in dhawaan ay Maxkamad horkeeni doonaan 4 muwaadin u dhashay dalka Yeman , kuwaa soo lagu eedeeyay in ay kalluumeysi sharci daro ay ka wadeen degaanada maamulka Galmudug.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in ciidanka ammaanka dowlad goboleedka Galmudug ay gacanta ku soo dhigeen Raggaasi.

Waxaa uu xusay in Galmudug aysan Aqbali doonin in si aan sharci aheyn looga kalluumeysto degaanada Galmudug.

Waxaa uu tilmaamay in degaanada Galmudug laga hirgaliyay Maxkamado kala duwan oo loogu shaqeynaayo bulshada Galmudug.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®