SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kenya oo sheegtay in ay Al-Shabaab ka qabsatay hub

 

Dowladda Kenya ayaa waxaa ay sheegtay in ay Xarakada Al-Shabaab ay ka qabsadtay Qoryo iyo sidoo kale Bambooyin ka dib howlgalkii shalay ka dhacay degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.

Dowladda Kenya ayaa waxaa ay xustay in ay gacanta ku dhigtay 8 qori oo ah nuuca loo yaqaano AK47 iyo sidoo kale Bambooyin.

Afhayeenka Ciidanka Kenya Col. Paul Njuguna ayaa sheegay in hubkaan ay ka heleen meel wadda dhinaceeda ah.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay Xarakada Al-Shabaab oo ku aadan hubkaan ay dowladda Kenya ay sheegtay in ay ka qabsatay Al-Shabaab.

Shalay ayay aheyd Markii ciidamada dowladda Kenya iyo sidoo kale kuwa Jubbaland ay dagaal kula wareegeen degmada Badhaadhe.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®