SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dagaal Culus oo ka socda gobolka Bakool degmada Xudur meel 35-KM

 


Wararka naga soo gaaraya degaanka Dhiil oo 35 KM u jira degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab uu halkaasi ka socdo.

Dagaalka ayaa la sheegaya in uu yahay mid xoogan , islamarkaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa Saaka weerar ku qaaday degaanka Dhiil oo ay joogeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Risaala u sheegay in dagaalka ay ku qaadeen degaankaasi oo ku yaalla dhul miyi ah oo inta badan ay weerarada kasoo qaadaan Al-Shabaab.

Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®