SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Safaaradda Somalia ee Washington oo beenisay inay ku lug leeyihiin Dhallinyaro laga masaafurinayo Maraykanka.

 

Waxaa jira warar sheegaya in la sheegayo inay Safaraaddu ka dambeyso tallaabadda Dhallinyaro Soomaali ah looga soo tarxiili rabo dalka Maraykanka.

Diplomaasiyiinta ayaan si buuxda uga hadlin qorshaha ay Waaxda Socdaalka Maraykanka doonayaan inay Dhallinyaradaasi dib ugu soo celiyaan dalka Somalia iyo waliba meelaha lagu soo celinyo ila hada.


Ergada Safaaraddu kama warbixin adeega dhankooda , iyo inaysan Dukumentiyo u qorin ilaa hada iyo waliba Tasiilaadka dhinaca Sharciga oo dadka la soo celnayey ay u bahnayeen.

Sidoo kale Afartii sanno ee la soo dhaafay, Safaaradda Somalia ku leedahay Washington waxay sheegatey in 40 Somali ah oo kaliya ay Gacan siiyeen .

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®