SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kaaliyayaasha Donald Trump Oo Sheegay Inay Dowladda Federalka Iyo AMISOM Baylihiyeen Taageeradda Maraykanka

 

Kaaliyayaasha Donald Trump oo sheegay inay Dowladda Federalka iyo AMISOM baylihiyeen Taageeradda Maraykanka ee dagaalka Alshabaab.

Gacan-yarayaasha Madaxweynaha La-doortay ee dalka Maraykanka, Donald Trump waxay dhawaan qoraal su’aalo ah u direen Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka oo ay wax ka weydiiyeen waxa ay Maraykanka ugu guuleysan la’ yihiin Dagaalka lagula jiro Xarakadda Alshabaab oo 10-sanno jirsaday.

Wargeyska The New York Times ayaa loo dusiyey Qoraalka ay Kooxda Madaxweyne Donald Trump ku ifiyeen Siyaasadda Dibedda ee Maraykanka ee Qaaradda Afrika, gaar ahaan Taageeradda ay ka geystaan Dagaalka Alshabaab.

Qoraalkaasi oo ka koobnaa 4 bog waxaa su’aalaha lagu harqiyey Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ka mid ahaa Kaalmadda Samafalka, Dagaalka lagula jiro Alshabaab, Boko Haram iyo Baadigoobaa Hoggaamiyaha Kooxda LRA-da Uganda, Joseph Kony.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®