SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukuno ku riday Rag ka tirsan Al-Shabaab

Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida qeybta 21 aad ee dowladda Soomaaliya ayaa xukuno kala duwan waxaa ay ku riday rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa Cabdi Ciise Shabeel,Cali Saalax Cabdulaahi iyo Sakariye Maxamuud Axmed oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab waxaa ay ku xukuntay sanado xabsi ah.

Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee gobolka Hiiraan Cabdicasiis Caballa Xasan ayaa ku dhawaaqay xukunada lagu riday dadka lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Waxaana uu sheegay in dhammaatood ay qirtay in ay Shabaab yihiin.

Sidoo kale ragga lagu riday Xukunka ayaa waxaa ku jira nin horay Al-Shabaab uga soo goostay oo ka tirsanaa ciidanka Nabad suggida ka dibna dib ugu laabtay Al-Shabaab.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®