SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dowladda oo ka hadashay baaxadda iyo saameynta abaarta dalka ku dhufatay

 

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in ay sii kordhayaan dhibaatada abaaraha ka jira Dalka.

Waxa uu sheegay in dad badan ay saameeyeen abaaraha isla markaana maalinba maalinta ka dambeysa ay sii kordhayaan.

Waxa uu sheegay in Xoolo badan ay dhamaanayaan dadkana ay u dhimanayaan biyo la’aan iyo Cunto la’aan.


Waxa uu tilmaamay in Dowladda Federaalka Sooomaaliya ay ku dadaaleyso iney u gurmato isla markaana ay daboosho baahida dadka dhibaateysan oo ay abaartu saameeyeen.

Shalay ayay ahayd Markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shaacisay in 3 Milyan oo dollar ay ku taageereyso howlaha gurmadka ee ka socda Dalka.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®