SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
24/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo sheegay in Abaarta ka jirta Galmudug ay Dad u dhinteen

 

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo Saxafadda Kula hadlay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in Abaarta ka jirta Degaanada Galmudug ay Dadka qaar bilaabeen in ay Gaajo iyo Oon u dhintaan.

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa sheegay in illaa hadda ay og yihiin in illaa dhowr Qof ay Abaarta ugu dhinteen Degaanada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Maxamed Xaashi Carabeey Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa ugu baaqay Qurbajoogta iyo Dadka wax haysta in ay ka qeyb qaataan Ugurmadka Dadka ay Abaartu hayso.

Deegaano badan oo ka mid ah Somaliland,Puntland,Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa waxaa ka jira Abaar dadku ay bilaabeen in ay dhintaan Xoolihiina inta badan Dadka ay dhaafeen.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®