SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
23/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Soomaalida Ku Nool Dalka Gambia Oo Ku Kulmay Banjul

 

Xili xaalada siyaasadeed ee dalka Gambia ay gashay isbadal shalayna uu la wareegay talada dalkaas Madaxweyne Barow aya Soomaalida dalkaas ku nool oo gaaraya ilia 15 qof ku kulmeen caasmada Banjul

Sawirki ugu horeeyey oo ay so dhigeen baraha bulshada ayaa la arkay iyagoo kulmaya oo iska wareysanaya isbadalka dalka ay joogaan ka dhacay .

Gambia oo ah dal yar oo dhaca galbeedka Africa waxaa uu ku hareereysan dalka Senegal

Soomaaliya kuma lahan safaarad dalaka galbeedka Afrika iyadoo dad yar oo ganacsi u joogaa ay ku noolyihin dalalka Gamia iyo Senegal.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®