SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
23/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

EX: Senator Faroole oo sheegay in Somaliland ay ka mid tahay Soomaaliya

 


Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in mudanayaasha Aqalka Sare ay ka shaqeyn doonaan sidii ay isugu keeni la haayeen maamul goboleedyada ka jira dalka.

Waxaa uu sheegay in xildhibaanada shaqadooda ay tahay ka shaqeynta midnimada Soomaaliya.

Senator faroole ayaa sidoo kale sheegay in gudoomiyaha Aqalka Sare loo doortay mudane ka jeeda degaanada maamulka Somaliland taasina macnaheedo ay tahay in Somaliland ay ka mid tahay maamul goboleedyada ka jira dalka.

Sidoo kale waxaa uu xusay in ay wax badan qabadan doonaan xildhibaanada Aqalka Sare.

Shalay ayay aheyd markii Magaalada Muqdisho lagu doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo sidoo kale ku xigeenadiisa.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®