SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Magacyada Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare ee Manta ku tartamaya Muqisho

 

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta KMG ah ee Aqalka Sare waxaa ka dhaceysa Doorashada Guddoonka Aqalka Sare, sida horeyba loogu balansanaa.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa saakay lagu wadaa in ay ku xaadiraan xarunta ay ka dhaceyso Doorashada, maadaama ay codeynayaan.

Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare Mudane Dhega-juun ayaa sheegay maanta in ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Aqalka Sare aadna ay ugu diyaar garoobeen.


16 Musharax ayaa u taagan qabashada Xilka Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya 7 ka mid ah waxa ay u tartamayaan Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad, halka 2 ka mid ah ay u tartamayaan Xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare, 7 kalena waxa ay u tartamayaan Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka labaad.

Labada Musharax ee u taagan Guddoonka Aqalka Sare

Cabdi Xaashi C/llaahi, ildhibaan hore
Mustafe Maxamed Qodax, xog-hayihii hore ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Somaliland
Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad

Xasan Faarax Xujaale.
Axmed Xaashi Maxamuud
Cabdiwaaxid Cilmi cumar.
Abshir Maxamed Maxamuud.
Cabdi Axmed Dhuxulow.
Maxamuud Axmed Maxamuud.
Cabdirisaaq Cusmaan Cali.
Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

Hodan Maxamuud Cusmaan.
Osmaan Axmed Maxcow.
Iftiin Xasan Baasto.
Fartuun Cabdulqaadir Faarax.
Sacdiyo Xasan Cusmaan
Mowliid Xuseen Guuleed
Cabdikaafi Macalin Xasan.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®