SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare oo Maanta Khudbadahooda jeedinaya

 


Maanta oo Sabti ah waxaa Magaalada Muqdisho ka dhaceysa Munaasabad ay Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare ay ku jeedineyaan Khudbado la xiriira Wax qabadkooda.

Waxaana illaa hadda isu soo sharaxay Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Kuxigeenadiisa dhowr Musharax oo doonaya in ay Xilkaasi qabtaan.

Berri oo Axad ah ayaa la filayaa Haddii Alle idmo in ay dhacdo Doorashada Guddoonka Aqalka Sare.

Ammaanka xarunta ay ka dhaceyso Munaasabadda Musharaxiintu ay Qudbada ku soo jeedineyaan ayaa si weyn loo adkeeyay.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®