SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

War deg deg ah:- Majaajileyste Ajakis oo dib loogu soo celinayo Magaalada Muqdisho

 


Warbaahinta Somaliland oo soo Xiganeysa Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkaasi ayaa sheegtay in Cabdi Muriidi Dheere Ajakis oo ah Jilaa Caan ah islamarkaana lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hargeysa in loo xiray Sababo la xariira in uusan haysan Warqad Ogolaansho ah oo uu ku galayo Somaliland.

Mas’uuliyiinta ka tirsan Somaliland gaar ahaan kuwa Waaxda Socdaalka ayaa sheegay in Dadka ka shaqeya Saxafadda ay mar hore Dalbadaan Warqada sidaana loo xiray Cabdi Muriidi Dheere Ajakis.

Sidoo kale Warbaahinta Somaliland ka Howlgasha oo soo Xiganeysa Mas’uuliyiin ka tirsan Xukumadda Somaliland ayaa sheegay in ay Macquul tahay in Majaajileyste Cabdi Muriidi Ajakis dib loogu soo celiyo Magaalada Muqdisho.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®