SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Nin Abaarta darteed isku dilay

 

Qof ka mid ah dadka xoolo dhaqatada ah oo ku noolaa Degaanka Bacad-weyn ee Gobolka Mudug ayaa la sheegay in uu isku dilay halkaasi, kadib markii xoolihii uu lahaa ay ka laysay Abaarta.

Ninka is dilay ayaa lagu magacaabi jiray Faarax Dheere, waxaana uu lahaa Geel fara badan oo markii dambe ay Abaarta ka leysay, taasina ay sababtay in dunida uu macsalaameeyo.

Guddoomiyaha Degaanka Bacad-weyn ee Gobolka Mudug Fu’aad Yaasiin ayaa sheegay ninkan is dilay in uu ahaa reer guuraa markiisa hore ka yimid Gobolka Nugaal.


Abaaro aad u daran oo saameeyay dadka iyo duunyada ayaa ka jira Gobolada Dalka, waxaana soo badanaya dhacdooyinka nuucaan oo kale ah, maadaama Abaartu ay tahay mid marba marka ka dambeysa sii fideysa.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®