SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faah faahin Dagaalkii Xalay ka Dhacey Degmada Afgooye

 


Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Dagaal xalay saqdii dhexe Ciidanka Dowladda Federaalka Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Shabaab ku dhexmaray Degmada Afgooye.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Shabaab ay weerar ballaaran ku soo qaadeen fariisin Ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Dadka Degaanka ayaa sheegay Dagaalkan in uu ahaa mid la isku adeegsaday Hubka nuucyadiisa kala duwan, iyagoo sidoo kale shaagey raggii weerarka soo qaaday in ay gudaha u soo galeen Degmada, balse markii dambe dib loo riixay.

ilaa iyo hada si rasmi ah looma oga khasaaraha labada dhinac ka soo kala gaaray Dagaalka, iyo hadii ay jiraan dad shacab ah oo Dagaalkan ku waxyeeloobay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®