SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Diyaaradaha Dagaalka Raashiya iyo Turkiga oo duqeeyey Fariisimo Daacish ku leeyihiin Waqooyiga Syria.

 


Jeneral Sergey Rudskoy oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca ee Raashiya ayaa sheegay in 9 Diyaaradaha Raashiya iyo 8 kuwa Turkiga si wadajir ah u duqeeyeen br-tilmameedyo ku yalla Degmdda Al-baab ee dhanka W/bari kaga toosan magaalladda Aleppo.

Waxa uu intaasi ku daray inay markii ugu horreysay ay Raashiya iyo Turkiga si wadajir ah uga qeyb galeen Duullaankaasi lagu eegtay fariisimo ay Daacish ku leeyihiin Degmadda Al-baab.

Dowladaha Raashiya iyo Turkiga waxay meel iska dhigeen Murankii Diplomaasiyadeed ee ka dhashay Diyaaraddii Dagaalka ee Raashiya ee lagu soo riday xuduudka Turkiga iyo Syria.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®