SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maamulka Puntland oo sheegtay in ay qabatay Sargaal ka tirsan Al-Shabaab

 

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Kornayl: Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa sheegay in Puntland gacanta ku dhigay Sargaal sare oo katirsan Al-shabaab, kaas oo ku lug lahaa dilalkii dhawaan ka dhacay magaalada Bosaso.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa hadalkaan ku sheegay wareysi uu siiyay mid kamid ah warbaahinta la iska arko, wuxuuna sheegay in Sargaalkaan ay baaritaan ku hayaan hay’addaha baarista dambiyada ee Puntland.

Wuxuu gudoomiyuhu ka gaabsaday inuu xog dheeraad ah ka bixiyo Sargaalka iyo Dad kale oo ka tirsan Shabaab oo lala qabtay isagoo hadalkiisa kusoo koobay inuusan ka hor-dhacayn baaritaankooda.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®