SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidamo gurigiisa kala baxay Wariye ka howlagayey Degmada Buulobarde

 

Ciidamada Amaanka Buula-burde ayaa xalay gurigiisa kala baxay mid ka mid ah wariyeyaasha ka howgala magaaladaas.

Lama oga sababta ka dambeysay in Ciidamada ay kala baxaan gurigiisa wariye Amiin C/asiis Sheekh Cali, oo ka howlgala Radio Hiiraan-weyn qeybta Buula-burde.

Agaasimaha Idaacadda Hiiraanweyn Maxamed Cusmaan Makaraan ayaa waxa uu sheegay ilaa iyo hada in aysan garaneyn sababta ka dambeysa in wariyaha ay wataan Ciidanka ammaanka, ogeysiis la’aan.

Waxa uu sheegay in ay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay dig ugu soo deyn lahaayeen wariye Amiin C/asiis Sheekh Cali.

Radio Hiiraan-weyn ayaa ka mid ah Idaacadaha ku yaalla bartamaha Soomaaliya ee xubnaha ka ah Somali Media Association (SOMA).

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®