SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Doorashada Xildhibano Maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho

 


Doorashada golaha shacabka ee xubnaha ka imaanaya gobolada Waqooyi ayaa maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho.

Labo kursi ayaa lagu wadaa in la doorto Maanta sida uu qorshuhu yahay.

Doorashada golaha Shacabka ee beelaha Banaadiriga oo ka dhacday shalay Muqdisho ayaa lagu doortay labo kursi.


Sidoo kale todobaadkaan ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo xubnaha ka dhiman doorashada xildhibaanada ka imaanaya gobolada Waqooyi ee dalka.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®