SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qarax Bam gacmeed ka dhacay Degmada Wardhiigleey ee magaalada muqdisho.

 


Qarax ayaa saaka waxa uu ka dhacay Degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir kaas oo sida la sheegay ahaa Bam nuuca gacanta lagu tuuro ah.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Bam Gacmeed lagu tuuray Laanta 3aad ee degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir.

Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Bam Gacmeedkaasi la sheegay in lagu tuuray Laanta 3aad ee degmada Wardhiigleey.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha iyo Masuuliyiinta degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®