SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xaalada Magaalada Cadaado oo saakey degan ka dib dagaalkii shalay ka dhacey

 

Xaalada Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa Saaka degan ka dib markii Shalay ay ka dhaceen shaqaaqooyin dhexmaray ciidamada Booliska iyo Nabad suggida Galmudug.

Magaalada Cadaado oo shalay ay ka jirtay Cabsi farabadan ayaa hadda waxaa la sheegaya in jawiga Magaalada uu kusoo laabtay Caadi, islamarkaana Odayaasha dhaqanka ay ku howlan yihiin xalinta arintaasi.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa ku eedeeyay waxii shalay ka dhacay Cadaado Madaxda maamulka Galmudug.

Odayaasha dhaqanka Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in aysan aqbali karin in uu dagaal ka dhaco Cadaado.

Shalay aheyd Markii iska horimaad ay ku dhinteen Saddex qof uu ka dhacay Magaalada Cadaado.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®