SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Puntland Baaq u dirtay Xildhibaanada Soomaaliya in ay dadejiyaan doorashada Madaxweynaha

 

Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Puntland Xuseen Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ugu baaqay in ay dadejiyaan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si loogu gurmado dadka dhibaateysan oo ay abaaruhu saameeyeen.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in il gaar ah lagu eego xaalada dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Waxa uu sidoo kale ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed iney isku gurmadaan oo ay caawiyaan walaalahooda dhibaateysan.

Guddoomiye Xuseen Yuusuf ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in meel loogu soo wada jeesto u gurmashada dadka dhibaateysan ee ku nool gobolada Dalka.

Degaano ka tirsan gobolada Dalka Soomaaliya ayaa waxa ka jirta abaaro kuwaasi oo saameyn ku yeeshay inta badan qoysaska danyarta ah.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®