SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidamada nabadsugida iyo booliska galmudug oo ku dagaalamay Cadaado.



Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay ku dagalamayaan ciidamada Boliska iyo kuwa Nabadsugida Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ayaa bilowday markii nabadsugida Galmudug ay werareen xarun ay ilaalo ka hayeen ciidamada booliska oo ay ku shiraan Xildhibaanada maamulka Galmudug.

Qaar ka mida mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ciidamada nabadsugidu ay diidanyihiin xildhibaano damacsan in ay ku kulmaan hoolka mudooyinkii dambaba ay ku shirayeen baalmaanka Galmudug.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®