SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faah-faahin:-Ganacsade Caan ah oo xalay Lagu Dilay Magaalada kismaayo

 


Ala Ha U naxariitee waxaa xalay magaalada kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Jubba-land lagu dilay Nin Ganacsade ahaa oo si weyn loogu yaqaanay Magaaladaas, waxaa lagu magacaabi jirey Muqtaar Cabdi Aflow.

Afhayeenka Ciidamada Dowladda Soomaliya ee Gobolada Jubooyinka C/rashiid Macalin Gaas, ayaa sheegtay in Ninka Ganacsade ahaa si weyn loogu yaqaanay magaalada Islamarkaana ay dileen rag hubeysan oo ilaa haatan aan la garanaynin waxa ay ahayeen, isagoo tilmaamay in rasaas ooda ay kaga qaadeen.

Dhanka kale warar soo baxaya ayaa ku waramaya in Ciidamada maamulka jubba-land ay ka dambeeyeen dilka lagu qaarijiyay Ganacsade Muqtaar Cabdi Aflow.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®