SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Shariif oo dalab u diray AMISOM si ay furaan wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka dalbaday ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka AMISOM in ay ka shaqeyaan sidii amni buuxa looga dhalin lahaa wadada isku xirta Muqdisho iyo sidoo kale Baydhabo.

Waxaa uu sheegay in Muqdisho iyo sidoo kale Baydhabo ay isku jiraan 240 KM , islamarkaana ammaanka wadadaasi uusan hagaagsaneyn.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in la qaado howlgal deg deg.

Waxaa uu sidoo kale uu sheegay in Koonfur Galbeed ay ka shaqeyn doonto sidii loo xaqiijin lahaa ammaanka wadadaasi.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®