SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maxkamadda Ciidamada oo 10 sano ku xukuntay 6 eedeysane

 

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun gaaraya min 10 sano ku riday eedeeysanayaal lagu eedeeyay in ay yihiin burcad hubeysan oo dadka kunool Muqdisho dhac u geysan jiray.

Ragga ay Maanta Maxkamada xukunka ku riday ayaa lagu kala magacaabaa

1-Cabdi wali Ibrahim Cumar


2-Xaamud Muxudiin Cabdulle

3-C/casiis Cumar Maxamed

4-Muuse Xasan Jibriil

5-Xasan Kurtun calasow

6-Maxamed Daahir Cabdulle

Godoomiyaha Maxkamadda Darajadda Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in ay dhac u geysteen muwaadiniin Soomaaliyeed , islamarkaana ay ka dhaceen lacag, gaari iyo sidoo kale Taleefano.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®