SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

AMISOM oo ka hadashay dadkii ay laysay Deegan u dhaxeya Muqdisho iyo Afgooye

 

Howlgalka Midowga Afrika AMISOM ayaa ka hadlay dhacdadii xanuunka badneyd ee shalay ka geysteen degaanka Calamada ee duleedka Magaalada Muqdisho.

War lagu daabacay Twitter-ka AMISOM ayaa lagu sheegay in ay Baaritaan ay ku sameyn doonaan dhacdadaasi , islamarkaana ay tahay mid nasiib daro ku dhacday.

AMISOM ayaa sidoo kale sheegay in uu ahaa shil uu geystay gaari ay leeyihiin waxii shalay ka dhacay degaanka Calamada.

Waxaa ay sheegeen in ay ka bixin doonaan Faahfaahin intaan ka dheer.

AMISOM ayaa shalay Gaari ay leeyihiin Waxaa uu degaanka Calamada ee ku jiiray Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah , waxaana ku dhintay ku dhawaad 10 qof.

Bilihii lasoo dhaafay waxaa korortay Tacadiyadda ciidanka AMISOM ay ka geysanayaan gobolka Shabeelaha Hoose.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®