SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Afar qof oo ku dhimatay dab la qabadsiiyay Gurigooda gobolka Mudug

 

Wararka naga soo gaaraya degaanka Bandiiradleey ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in xalay guri ku yaalla degaankaasi la qabadsiiyay dab.

Inta la xaqiijiyay ilaa iyo Afar qof ayaa ku dhimatay dabkaasi , waxaana ay ahayeen Afar wiil oo qoys kasoo wada jeeda sida ay sheegeen dadka degaanka.

Qof ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in dabka qoyska la qabadsiiyay Xilli ay jiifeen , waxaana ka badbaaday dabkaasi hal wiil.

Wararka ayaa sidoo kale waxaa ay sheegayaan in falkaasi uu ka dambeeyay nin ay isku dhow yihiin qoyska.

Xaalada degaanka ayaa Saaka degan .

Degaanka Bandiiradleey ayaa ka mid ah degaanada hoos yimaada magaalada Gaalkacyo.

 

 

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®