SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Saddex Kursi oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare oo Maanta Muqdisho lagu dooranayo”Akhriso Magacyada ”

 

Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal ayaa sheegay in Maanta Magaalada Muqdisho lagu dooran doono Saddex Kursi oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare ee ka soo jeeda Degaanada Maamuka Somaliland.

Illaa 10 Musharax ayaa u Tartami doona saddexda Kursi ee Doorashadoodu Maanta dhaceyso sida ay sheegeen Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal.

Kursiga Kowaad ayaa waxaa ku Tartamaya Musharaxiinta kala ah 1- Xuseen Ceelaabe Faahiye 2- Maxamed Aadan Waabari 3- Axmed Cabdi Faahiye 4-Ayuub Cismaaciil Yuusuf.

Kursiga Labaad 1-Hodan Abuukar Xuseen 2- Deeqa Xasan Xuseen 3- Amran Cilmi Fariid.

Kursiga Saddexaad 1-Cumar Maxamed Aadan Qaadi 2- Nuuro Faarax Jaamac 3- Caasho Axmed Cabdalla

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®