SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
13/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Sunil Shetty (Balwaan) oo og in Soomaalida ay taageeraan

 

Aflaanta Hindiga waxaa ay ka mid yihiin kuwa ay aadka ay u daawadaan Soomaalida.

Hadabo, ma u maleyneysaa in Balwaan uu og yahay inuu Soomali taageerayaal ah leeyahay.

Haye, BBC-da ayuu uga waramay taageryaashiisa Soomaalida iyo aflaanta uu soo saray, wuxuu na khadka teleefonka ee Magaalada Mumbai ee dalka India ugu waramay weriyaha BBC-da Bashiir Maxamed Caato.... oo ugu horeyntii weydiiyay bal in uu isu garanayo magaca soomaalidu u taqaano ee Balwaan .

Isagoo kujawaabey in uu mar hore maqey in magacaas oo soomaliya oga yaqan uuna sheega in taaeerayaashiisa aduunka meelkasta oo ay joogaan uu la socdo.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®