SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
11/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka Galmudug oo Cadaado ka dhacay

 

Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka Galmudug ay ku sheegeen in ay Kalsoonida kala noqdeen Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Cadaado.

Banaanbaxa oo ay soo qaban qaabiyeen Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Cadadao ayaa ahaa mid ay ku muujiniy in ay Taageersan yihiin Go’aankii Baarlamaanka ay Xilka uga qaadeen Madaxweynaha Galmudug.

Madaxweyne Guuleed ayaa Mooshinka Xilka looga qaaday ku tilmaamay mid Sharci daro ah islamarkaana uusan Aqbaleyn.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®