SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
11/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta la dooranayo iyo dhaqdhaqaq ka jira xildhibaanada

 

Xarunta ay ku shiraan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ka dhaceysa Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa waxaa u Sharaxan Afar Mas’uul oo uu ku jiro Guddoomiyihii Baarlamaanka Waqtigiisii uu dhamaaday Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Doorashada Maanta ayaa ah mid aad u adag,waxaana ka qeyb geli doona Xubno ka tirsan Beesha Caalamka.

Sidoo kale waxaa sib weyn loo adkeeyay Ammaanka Magaalada Muqdisho,waxaana Xiran Wadooyin Muhiim ah oo ay ku jiraan kuwo aan horay loo xiri jirin loomana Ogola Gaadiidka,balse Dadka ayaa lagtooda Maalaya.

Sidoo kale Berri ayaa la filayaa in ay dhacdo Doorashada Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad iyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®