SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Nabadoon Xaad oo wax laga xumaado ku tilmaamay wax ka qabasho la’aanta Soomaalida Ku jira Xabsiyada Caalamka

 


Nabadoon Xaaji Maxamed Xasan Xaad Guddoomiyaha Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Safiirada Soomaaliyeed ee dalka dibaddiisa ay dayacaan Muwaadiniinta dalalkaas ku sugan.

Waxaana Nabadoon Xaad uu hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in xil la iska saaro dadka Soomaaliyeed ee ku tabaaleysan Xabsiyada dalka dibaddiisa.

“ waxaan dowladda Soomaaliyeed ka rabnaa in Safaaradaheeda dibadda dadka ay u wakiilatay ay kala xisaabtanto dayac heysta Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka dibaddiisa lagu dhibaateeyo” ayuu yiri Nabadoon Maxamed Xasan Xaad.

Soomaali kala duwan ayaa ku dayacan Dalka Dibaddiisa waxaana ay ku jiraan Xabsiyo kala duwan iyadoo aan wax Maxkamad ah la soo taagin.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®