SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Musharrixiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka oo kulamo gaar gaar ah laleh Xildhibaanada.

Iyadoo maalinimada Beri ah la filayo in ay ka dhacdo dalka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa Magaalada Muqdisho ka soconaya kulamo gaar gaar ah oo Musharrixiinta laleeyihiin Xildhibaanada Baarlamaanka oo ay ka codsanayaan in Codadkooda ay siiyaan.

Siyaasiyiin Soomaaliyeed ayaa ka dalbaday Mudanayaasha Baarlamaanka in ay doortaan Guddoomiye Baarlamaan oo u qalma xilkaasi.

Mr Axmed Salaad Aw Aadan ayaa ka digay in Xildhibaanada ay codkooda Kalsoonida siiyaan shaqsiyaad ka shaqeynaya dib u dhaca dalka Soomaaliya.

Hadaba Musharrixiinta xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka isku soo taagay ayaa xo xodasho ugu jira Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed.

Maalinimada beri oo taariikhdu ku asteysantahay 11-Bisha January 2017 ayaa lagu wadaa in ay qabsoonto doorashada Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®