SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mooshinka laga keenay ee Kualnkiisa uu hada ka socdo Degmada Cadaado, kuna Gacan seyray

 

Madaxweynaha Galmuudg C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay Mooshinka ay keeneen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee hadda ka socda Magaalada Cadaado.

Madaxweynaha ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado maanta ay yihiin Fowdo iyo Sharci daro islamarkaana uusan Aqbali doonin waxii ka soo baxa.

C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay soo Abaabuleen Dad Cadaw ku ah Dowladda Galmudug.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®