SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Guuleed oo ka hadlay Mooshin laga keenay


Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay Mooshin Shalay ay ka keeneen xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa Nasiib daro ku tilmaamay Mooshinka ay xildhibaanada ka keeneen.

Waxaa uu sheegay in dalka uu ku jiro xaalad adag oo u baahan in la samatabixiyo.

Xildhibaanada ayuu ugu baaqay in ay ka laabtaan mooshinka , islamarkaana ay ka qeyb qaataan gurmad loo fidinaayo dadka ku dhibaateysan degaanada Galmudug.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa shalay kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado waxa mooshin ka keeneen Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®