SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maanta oo la filayo in lasoo gabagabeyo qudbadaha Xilalka Mushariixnta Baarlamaanka Soomaaliya

 


Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Qudbado waxa ay ka dhageysan doonaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay dhageystay khudbadaha Musharaxiinta u taagan Qabashada gudoomiyaha Baarlamaanka iyo sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka kowaad.

Maanta ayaa lagu waddaa in la soo gaba gabeeyo Dhageysiga Qudbadaha Musharaxiinta, waxaana sidoo kale loo diyaar garoobayaa Doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo lagu wado in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo 11-ka ilaa 12-ka Bishan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®