SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
0 8/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Khudbadihii ay Jeedinyeen Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka oo ka socota Xarunta Golaha Shacabka

 


Waxaa hadda si rasmi uga bilaabatay Xarunta golaha Shacabka ee Muqdisho khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale ku xigeenadiisa.

Ilaa 22-Musharax ayaa u taagan Sadexda xil guddoon baarlamaanka.

11-ka iyo 12-ka Bishaan ayaa waxaa lagu wadaa inay dhacdo Doorashada guddoonka baarlamaanka ee Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®