SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
0 8/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

AMISOM oo sheegatey in Sargaal ka tirsan Al-shabaab ay ku qabteen Gobolka Shabellaha Hoose

 

Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM, iyo Ciidamadda dowladda Soomaliaya ayaa Xiray Sargaal sare oo ka Tirsan Al-shabaaab, in tii lgu Guda Jiray Howlagal ay ka Fuliyeen Degmadda Walanweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose , sida Howlgalka AMISOM uu shaaciyay.

AMISOm ayaa sheegay in Ciidamadda gaarka ah ee Soomaliaya oo Kaashanaya kuwa AMISOM, ay fulliyeen Howlgal lagu ugarsanayo Xubni ka Tirsan Al-shabaab islamarkaana ay Soo xireen Taliye Sare oo ka Tirsan Al-shabaab kaasi oo su’aalo laga weeydiinayo Weerarro dhowr ah oo Gobolka ka dhacay.

Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa intaas ku daray in ciidamadoodu ay Dabagal ku hayaan Saraakiil ka Tirsan Al-shabaab, ku waas oo ka dambeeyay Weerarro Dhoowr ah oo Dalka ka Dhacay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®