SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
0 8/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Koofurta Magaalada Gaalkacyo oo Xaalad Adag ay ka jirto

 

Wararka ka imanaaya duleedka Magalada Gaalkacyo Gaar ahaan halka lagu magacaabo xaar xaar oo ay ku sugan yihiin qoysas fara badan oo ka soo barakacay deeganada ay ka jiraan abaaraha mudug ayaa shegaya in halkasi ay ka jirto xaalad murugo leh kadib markii qoysaska halkaasi ku nool ay waayeen wax ay nolosha ku qabtan iyo Hooy habeenkii ay ka galaan Qabowga xoogan.

Dadka qaar ayaa qarka u saaran in ay u dhintaan biya yari daran oo deegaankaasi ka taagan iyo xaalado caafimaad darteeda.

Mid ka mid ah dadka ku nool deegaankaasi oo la hadlay mid ka mid ah idacaadaha ka howgala konfurta Gaalkacyo ayaa ugu baaqay Galmudug iyo qurba joogta reer galmudug in ay la soo gaaraan gar gaar deg deg ah madama uu xusay in hada qarka ay u saaran yihiin in geeri sida uu hadalka u dhigay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®