SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
0 8/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Jubbaland oo Bilowday Howlgallo ka Dhan ah Al-Shabaab

 

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay howlgalo ay kula wareegayaan deegaanada Waqooyiga magaalada Kismaayo ay halkaasi ka bilaabeen.

Deegaanadan oo ah kuwa lagu magacaabo Gosha ayaa ah kuwa Al-shabab ay gacanta ku hayeen sanadihii ugu dambeeyey.

Howlgalkan waxaa ka qeyb qaadanaya ciidamada AMISOM ee howlgalka Midowga Afrika.

Dadka deegaanka ayaa sidoo kale ka cabanayo howlgada AMISOM iyo kuwa maamulka iyo sidoo kale dagaalada Alshabab oo saameyn ku yeesho.

Saraakiisha Jubbaland ayaa sheegay in ay sii wadayaan Howlgal ka dhanka ah Al-shabaab

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®