SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
0 8/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Khudbado Manta laga dhageysan doono Musharaxiinta Gudoonka Baarlamaanka

 

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Maanta lagu Wadaa in ay Khudbadaha Musharaxnimo ka dhageystaan Musharaxiinta u tartameyso Xilalka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa.

Sidoo kale Waxaa isla maanta lagu wadaa Maamulka Baarlamaanka loo gudbiyo Liiska Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka.

Guddoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka Cusmaan Cilmi Boqore ayaa Idaacadda Risaala u sheegay in ay Maanta bilaabaneyso soo bandhigista Liiska Musharaxiinta guddoonka Baarlamaanka u tartameysa iyo Dhageysiga Khudbadahooda.

Musharaxiin gaareysa ilaa 4 Musharax ayaa u tartameysa Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana sidoo kale Ku Xigeenka Koowaad u tartamaya 6 Musharax halka Guddoomiye Ku Xigeenka labaad ay u tartamayaan 12 Musharax.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®