SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
0 8/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faahfaahin Khasaaraha oo sii kordhay Qaraxyo xalayadii ka dhacay Muqdisho

 

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxyo loo adeegsaday miinooyin lagu aasay Maqaayad ku taalla fagaaraha Tarabuunka ee degmada Hodan.

Inta la xaqiijiyay 5 qof ayaa ku dhimatay ,11 kalena waa ay ku dhawaacmeen Qaraxyadaasi.

Maqaayadda la beegsaday ayaa la sheegay inay fadhiistaan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdifaatax Cumar Xalane ayaa xaqiijiyay in Qaraxyadaasi ay ka dhasheen Miinooyin dhulka lagu Aasay.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa Xalay Hakad ka geliyay isku socodka Gaadiidka Dadweynah ee Isgoyska Tarabuunka.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®