SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo lagu Eedeeyay inuu Diiday in Baarlamaanka Galmudug uu Shiro

 

Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Maanta loo diiday in ay ku Shiraan Xarunta Madaxtooyada Galmudug gaar ahaan Xarunta uu Baarlamaanku ku Shiro islamarkaana la dhigay Ciidan ka amar qaata Madaxtooyada Galmudug.

Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa Wareysi ku sheegay in Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey uu maanta hor istaagay inuu Furmo Kalfadhigii Afraad Ee Baarlamaanka Galmudug islamarkaana Xarunta uu ku Shiro Baarlamaanka uu dhigay Ciidan Hubeysan oo ka Amar qaata.

Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug uu Jabiyay Dastuurka islamarkaana uu ku Xad gudbay Baarlamaanka Galmudug oo ah Hay’add la siman Hay’adda Fulinta.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®