SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Nidaamka federaalisamka oo la sheegay in uu Somalida ka dhex abuuray Colaad horleh.


Prof Maxamed Axmed oo ka faalooda arimaha siyaasada ayaa waxa uu sheegay in nidaamka Federaalisamka uu u arko mid kala qeebinaya Somalia.

Profesorka ayaa soo hadal qaaday Colaadii Gaalkacyo oo uu sheegay in ay taa ka dhalatay nidaamaka federaaliska.

Waxaa uu tilmaamay in loo baahan yahay in dadka la baro federaalka Somalia ay qaadatay lagana fogaado dhibaato uu sababao hanaankaas.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®