SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo Madaxweynaha Puntland oo Xilkii ka qaaday

Madaxweyne Gaas ayaa taliye cusub usoo magacaabay ciidanka booliska gobolka Mudug, kadib marki xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii qeybta booliska gobolkaas gaashaanle sare Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame.

Xilkaan ayaa loo magacaabay Kornayl Cismaan Xasan Cowke (Afdalow) oo horey u ahaa taliyihii ciidanka birmadka Puntland, balse markii dambe xilkaas looga qaaday rabshadihii dhexmaray isaga iyo taliyihii hore ee ciidanka booliska Puntland Gen. Afgaduud.

Sargaal katirsan booliska ayaa u xaqijiyay Saxafadda Saaka uu xilka la wareegidoono taliyaha cusub. Wuxuu sidoo kale sheegay in taliyaha xilka laga qaaday cabdiwaaxid Cabdulle isagana loo magacaabay taliyaha hogaanka booliska gobolka Mudug.

Taliyaha Xilka laga qaaday ayaa horay waxaa Xilka uga qaaday Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland inkastoo uu diiday.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®