SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidanka Milatariga oo isbaarooyin dhigtay Shabeelaha Hoose


Sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Milatariga ayaa isbaarooyin dhigtay wadooyin ku yaalla gobolka Shabeelaha Hoose.

Waxaa uu sheegay in ay tahay wax caadi ah ciidanka xoogga ay qaadan lacago.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Gaadiidleyda ka shaqeysa gobolka Shabeelaha Hoose iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku heshiiyeen lacagta laga qaado Gaadiidleyda .

Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay qaadan isbaarooyin gobolka Shabeelaha Hoose u yaallay Maleeshiyo beeleed.

Gudoomiyaha ayaa ku sheegay sababta ciidanka Milatariga ay u qaadayaan lacagaha in ay tahay in aysan qaadan wax mushaar ah.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®